LACAG QAADO ADOO SAHAMINAYA MAGAALADAADA
Premise waxay ka caawisaa hayadaha gargaarka bina’aadamnimada, dawladaha iyo shirkadaha aan macaash raadiska ahayn in ay ka jawaabaan su’aalaha muhiimka ah. Marka aad dhameystirtid shaqooyinka, waxaad ka caawin kartaa kooxahan in ay fahmaan imisa laab shaybaadh oo caafimaad ayaa ku yaal magaaladaada, horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee loo baahan yahay ama qiimayaasha alaabo gaara oo bakhaarada taal.

Lacag ku hel qaadista sawiro iyo ka jawaabista su’aalo

Isticmaal aqoontaada gudaha dalka si aad u caawiso horumarinta bulshadaada

Ku biir shabakad caalamiya oo in ka badan hal milyan badhkii oo ah caawiyayaasha Premise kuna sugan in ka badan 50+ dal
SIDEE AYEY U SHAQEYSAA

Soo dejiso App-ka Premise oo samee akoon.


Soo dejiso App-ka Premise oo samee akoon.
Gali xogtaada lacag-qaadashada.



Gali xogtaada lacag-qaadashada.

Dhameystir shaqadaada koobaad.


Dhameystir shaqadaada koobaad.
Markaad dhameystirto shaqooyin kugu filan, waxaad awoodi doontaa inaad qaadato lacagtaada.


